Ciidamada booliiska oo saakay Muqdisho ku xiray Wariyaal iyo Sababta oo la ogaaday

Ciidamada booliiska ayaa saakay magaalada Muqdisho ku xiray Wariyaal tabinayay banaan bax ay dhigayeen qaar kamid ah darawalada magaalada Muqdisho oo ka cabanayay wadooyinka xiran iyo sidoo kale lacagaha canshuuraha ee laga qaado. Sida aan wararka ku helnay ciidamo soo gaaray goobta banaan baxa ka socday oo aheyd Isgooska KM-4 ayaa halkaasi ka xir xiray … Continue reading Ciidamada booliiska oo saakay Muqdisho ku xiray Wariyaal iyo Sababta oo la ogaaday